Gaarsiin 30 daqiiqo · MuqdishoDiaspora: dalbo raashinka qoyskaaga · bixi $ USD
Soomaali / English 61 555 0100
suuqweyn

Shaqo & Fursado

Ka qayb qaado dhisidda suuqa dhijitaalka ah ee ugu weyn Soomaaliya.

Suuqweyn waa shirkad koraysa, waxaana had iyo jeer raadinaa dad karti leh oo aaminsan inay teknoolajiyadu fududeyn karto nolosha dadka Soomaaliyeed.

Noocyada fursadaha

Ma xiiseyneysaa inaad nala soo shaqeyso? Noo soo dir CV-gaaga iyo warqad kooban careers@suuqweyn.com.